daajis.com:- Booliska gobolkaasi Ohio ee dalka Mareykanka ayaa sii daayay muuqaalka video muujinaya nin eedeysane ah oo damcay in uu bastoolada ka xoogo nin boolis ah kaas oo katiinad gacanta uga xirneyd ka furayay.
Waxaana markaasi ka dib la isku qabsaday Baaskoolada, sidoo kalana waxaa goobta soo gaadhay Ciidamo kale “DAAWO WAXA DHACAY.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:24 and have
