Daawo: Qorshaha Jabhada SNM wuxuu ahaa iyo halkay ka Joogeen Midnimada Soomaaliya, Muuse Biixi oo Sharaxaya

Daawo: Qorshaha Jabhada SNM wuxuu ahaa iyo halkay ka Joogeen Midnimada Soomaaliya, Muuse Biixi oo Sharaxaya

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuse Biixi Cabdi oo kamid ahaa Jabhadii SNM oo sharaxaya waxa uu ahaa Qorshaha Jabhadaasi, Taasi  oo ay ugu waynayd inay Xukunka dalka Qabtayaan, Iyagoo badalaya Madaxwayne Siyaad Barre Alle ha u Naxariistee.


Muuse Biixi ayaa wuxuu sheegay inay Jeclaayeen Inay wada gaadhaan Guud ahaanba Soomaaliya, Wuxuuna Xusayaa inay Jirto Awood yaraan, Taasina ay keentay inay ka dagaalamaan Qaybo kamid ah gobolada Waqooyi ee Soomaaliya “Waxaanu u dagaalamaynaa In la helo maamul dadku ka wada Qaybo galo, Inaanu  Xorayno ka Afgooye, Kismaayo, iyo ka Saylac Jooga,  Gobolada Waqooyi keliya waxaanu uga dagaalanaa Awooda ayaa intaa ku siman, waxaa dhiman inaan dagaalka nala soo gashaan si aanu Gobol kasta u gaadhsiino” ayuu yidhi.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada