Daawo:- WikiLeaks oo soo bandhigtay kumanaan kamid ah Emai-ada Erdogan

Daawo:- WikiLeaks oo soo bandhigtay kumanaan kamid ah Emai-ada Erdogan

daajis.com:-  Shabakada faafisa siraha qarsoon ee Doowladaha aduunka ee Wikileaks, ayaa soo bandhigtay ilaa 300,000 Email kuwaasoo lagu eedeeyay Madaxweyne Erdogan iyo Xisbigiisa AKP.

Sidoo kale Wikileaks waxeey soo bandhigtay 762 Documents, kuwaasoo ku saabsan Heshiis caalami ah oo ay Doowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Erdogan la gashay Doowlado kala duwan.

 

Wikileaks, ayaa sheegtay in Emailada ay heshay isbuuc kahor inta uusan dhicin inqilaabkii dhicisoobay.




Hoos ka Daawo

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada