Video- Rumeyso ama ha rumeysan: Mukulaal dhashay 2 Eey

Video- Rumeyso ama ha rumeysan: Mukulaal dhashay 2 Eey

daajis.com:- Dhacdo la yaab leh oo mucjiso ah ayaa ka dhacday dalka Jordan gaar ahaam magaalada Camaan, kadib markii ay Mukulaal dhashay 2 Eey.

Mukulaashan ayaa hada nuujineysa labadaan Eey, waxaana qofkii usoo dhawaado ay la galeysaa dagaal xoogan.

Tv-ga MBC ayaa baahiyay muuqaalka Mukulaashan, waxaana wareysi uu la yeeshay ninka iska leh uu u sheegay, in uu ka tagay guriga markii uu kusoo laabtayna uu u imaaday Mukulaashiisi oo dhashay 2 Eey islamarkaasina nuujineysa.

Halkan ka daawo Muuqaalka:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 06:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada