Muqdisho oo ka bilaabatay qeybtinta gargaarkii Turkiga usoo diray Soomaaliya: SAWIRRO

Muqdisho oo ka bilaabatay qeybtinta gargaarkii Turkiga usoo diray Soomaaliya: SAWIRRO

daajis.com:- Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta kormeer iyo u guur gelid ku sameeyay degmooyinka Yaaqshiid, Boondheere, Waaberi iyo Xamar Jajab oo ka socotay howlo raashin gargaar ah loogu qeybinayay shacabka Soomaaliyeed ee degmooyinkaasi ku nool.

Gargaarkaan raashinka ah oo Dowladda Turkiga ugu yaboohday shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaa loogu talagalay in la wada gaarsiiyo guud ahaan degmooyinka gobolka Banaadir iyo gobolada kale.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 07:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada