daajis.com:- Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Haile Mariam Desalign ayaa bogaadiyay horumarka Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya Wuxuuna Deegnaada kale ee dalka Itoobiya ayuu ugu baaqay inay ku deydaan deegaanka Soomaalida.
Isagoo ka jawaabayey Su’aalo ay waydiiyeen Xildhibaanadu, Wuxuuna sheegay in Tusaale loosoo qaadan Karo Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Wuxuuna sheegay inay ka hor mareen dhamaan deegaanada waawayn ee Itoobiya.
Sidoo kale hadalka Raysal wasaaraha Itoobiya ayaa wuxuu Jawaab u yahay dadka aaminsan inay Laba kala yihiin Itoobiya iyo Dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:20 and have
, Published at