daajis.com:- Bangiyada ku yaala caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay inay Deyn siiyaan Ganacsatada yar-yar ee bilaabaya ganacsigooda.
Bangiga IBS oo ka mid ah bangiyada ugu Casrisan ee dalkeena ku yaala, ayaa ah bangi bixiya deynta, kaas oo qofka siinaya lacago u dhaxeeya $100- ilaa $1000 Dollar, ku xirayo qofku inuu keeno damaanad ama hanti kale oo dayn laguugu siin karo.
Bangigan oo howlihiisa bilaabay sanadkii hore, ayaa sheegay in dadka deynta waydiistaa ay kor usii ka cayaan sanad walba, sheegay in ilaa iyo hadda ay lacag gaaraysa 600,000 (lixboqol oo kun) oo Dollar ay u bixyeen Dayn ahaan, ayna maal galiyeen Ganacsi gaaraya ilaa 700 oo qaar ay u kobcayaan si xawli ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at