daajis.com:- Maalmihii lasoo dhaafay ayaa dalka Maraykanka waxaa ka dhacay toogasho loo gaystay, Niman madow ah oo booliska dalkaasi siyaabooyin kaladuwan ay ugu toogteen, iyaga oo ragaasi wax qatar ah aan markaasi ku ahayan booliskii goobta soogaaray.
Labo maalin ka hor ayay ahayd markii booliska gobolka Louisiana ay goob gawaarida la dhigto ay ku toogteen nin la sheegay in uu iibinjiray CD-yada iyo Filimaanta.
Labadii Boolis ee toogashada ku dilay ninka madow ee lagu magacaabi jiray Alton Sterling ayaa maanta shaqada laga fariisiyay kadib markii ay cadaatay in ay adeegsadeem Hub aan markaasi loo baahneyn iyo xabado cadadkoodu badanyahay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 03:00 and have
, Published at