daajis.com:- Soomaalida ku nool magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ayaa shalay si wadar ah ugu wada tukaday goob lagu magacaabo Minneapolis Convention Center, xaruntani oo ah goob aad u wayn oo shirarka lagu qabto.
Jawigu magaalada Minneapolis ayaa ahaa mid aad u qurux badan dadkii salaadda tukanayayna ay raxan-raxan u soo galaayeen goobtaa iyagoo ay xirnaayeen Dhar wada-quruxoon, meel walbana laga maqli karay takbiirta.
Sheekh C/risaaq xaashi oo ah Imaamka masaajidka Abuubakar ayaa dadkii halkaas isugu yimid u jeediyay khudbad ku aaddanay Ciiddul Fadriga.
Maanta waa maalin wayn, kan liibaanay waa midka Alle adeecay, midka khasaaraynay waa midka Alle caasiyay, Maanta waa maalin loo naxariisto masaakiinta iyo foqiiradda. Wax ku filan siiya ayaga iyo caruurtiina iyo reerihiina oo dhan si ay farxada noola qaybsadaan.”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:00 and have
, Published at