Daawo: Madaxwaynaha Kuuriyada WAQOOYI oo Argagax geliyey Dalkiisa Iyo Caalamkaba, (Warbixin la yaab leh)

Daawo: Madaxwaynaha Kuuriyada WAQOOYI oo Argagax geliyey Dalkiisa Iyo Caalamkaba, (Warbixin la yaab leh)

daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin daaha looga qaaday Madaxwaynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo Argagax geliyey Dalkiisa iyo Qaybo kamid ah Caalamka iyo Dhacdooyinkii ugu Naxdinta iyo saamaynta Badnaa ee uu gaystay intii uu qabtay Xukunka dalkaasi.


Waxaa kamid ah dadka uu sida Arxan darada ah u dilay Ninkii Qabay Eedadiis, iyo Sidoo kale Saraakiil Caan ahaa, Kuwaasi oo dilkooda u adeegsaday Inay Cunaan Eeyo, Hubka Gaaska Holaca ah Tuura, iyo Waliba Qoryaha Lidka Diyaaradaha, si ay dadka kale ugu Quustaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada