Daawo Video: Raysal-Wasaaraha Dalka Canada oo si yaab leh ugu hambalyeyay Maalinta xoriyada Soomaaliya

Daawo Video: Raysal-Wasaaraha Dalka Canada oo si yaab leh ugu hambalyeyay Maalinta xoriyada Soomaaliya

daajis.com:- Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal kooban oo Raysal wasaaraha dalka Canada iyo xildhibaanka Soomaaliyeed ee ku jira baarlamanka Canada Axmed Xuseen oo si wada jir ah ugu habalyeeyay Soomaalida Maalinta xorriyada ee Soomaaliya sidookale ku beegan maalinta Canada ee xorriyada. Halkaas oo ay ku gaba-gabeeyeen Soomaaliya ha noolaato.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada