daajis.com:- Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa wuxuu sheegay in dadka Kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya ay u taagan yihiin Midnimada Soomaaliya.
“Anagu hadaanu nahay Reer Waqooyi waxaan u taaganahay Midnimo, Sidii Aabayaasheen u Keeneen Midnimada, Anigu Hargeisa oo gurigaygii ku yaalo ma Tagi karo, Waxaan rabaa inaad Fahamtaan Qiimaha ay Nagu Leedahay, Taasi ayaanu diyaar u nahay ee Idinkana waxaa la idinka rabaa inaad adkaysaan Midnimada” Ayuu yidhi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:00 and have
