daajis.com:- Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal uu wiil Soomaaliyeed fariin culus ugu soo diray laanta afsoomaaliga ee BBC-da isaga oo sheegay in wadanka Kenya ay u joogaan shaqaalo soddon ku dhawaad ah oo aan afsoomaaliga si sax ah ugu hadlayn una qorayn. halka Soomaaliya laba weriye oo kaliya u joogaan magaalooyinka Muqdisho iyo Hargaysa.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:00 and have
, Published at