DAAWO YAAB: Axmed NAAJI Sacad oo Loo diiday Soomalinimo oo ka Ilmeeyay Cunsuriyada Lagu sameeyay

DAAWO YAAB: Axmed NAAJI Sacad oo Loo diiday Soomalinimo oo ka Ilmeeyay Cunsuriyada Lagu sameeyay

daajis.com:-  Fanaanka wayn ee Soomaaliyeed Ustaad Axmed Naaji Sacad ayaa ka Waramay Kooxo Soomaali ah oo ku nool magaalada London Kuwaasi oo kula dhaqmay Cunsurimo, Iyagoo ku sheegay inaanu Soomaali ahayn, Isagoona Arintaasi siwayn uga Xumaaday oo la Ilmeeyay.


Ustaad Axmed Naaji Sacad oo la ogyahay heerka ay wadaniyada iy iyo dal jaceylkiisa gaadhay ayaa Arintaasi wuxuu ku Cabiray Suugaan, uu kaga hadlayo, Isagoona u sheegaya dadka Soomaaliyeed Qofka uu yahay iyo Halka uu ku dhashay dadkiisuna ay dagan yihiin.

Halkii maanta Soomaali ay Bilad Sharaf ka siin lahayd, Dadkooda Hormuudka u ah Bulshada, ayaa waxay noqotay inay dib u socdaan (Isku maqan – Lagu maqan).


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada