Dekeda Mombasa oo lagu qabtay Daroogo qiimaheedu yahay 360 Million

Dekeda Mombasa oo lagu qabtay Daroogo qiimaheedu yahay 360 Million

daajis.com:- Ciidamada dambi-baarayaasha dalka Kenya ayaa manta gacanta ku digay daroogada nooca cocaine oo qiimo ahaan lagu qiyaasay ugu yaraan Sh360 million dekedda Mombasa .

Ilo wareedyo dekedda ku sugan oo codsadeen in aan la magacaabin ayaa u sheegay warbaahinta Nation in daroogada laga helay oo ay ku qarsooneed konteenarada sonkorta.

“Waxaa jira afar kontenarada oo gacanta lagu dhigay mid ka mid ah iyaga ayaa la xaqiijiyay in ay ku jiraan daroogada cocaine.

Hawlgalka ayaa weli socda si loo xaqiijiyo in konteenarada kale,”iyagana ku jirto daroogada ayuu yiri qofkan dalbaday in aan la magacaabin.
koonteerada ayaa waxaa hadda lagu haya saldhiga booliska ee dekedda. madaxda ammaanka ayaa sheegay in ay doonaynin in ay ka hadlaan madaama uu hawgalka weli socdo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada