Qaybtii Labaad: Ciidamada Jarmalka ee ku sugan Gudaha Dalka Soomaaliya (VIDEO)

Qaybtii Labaad: Ciidamada Jarmalka ee ku sugan Gudaha Dalka Soomaaliya (VIDEO)

daajis.com:- Ciidamada dalka Jarmalka oo howlo milatari u jooga gudaha Soomaaliya ayaa soo bandhigay howlaha ay qabtaan iyo caawinta ay u fidiyaan ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Ciidamada Jarmalka ayaa qaybta labaad ee barnaamijkani baraya saraakiisha soomaaliyeed sidii ay u baari lahaayeen una fashilin lahaayeen qaraxyada gawaarida loo aaso oo loo yaqaan IED (improvised explosive device).


Ciidamadan ayaa marka ay tababaradani dhamaystaan loo diri doonaa furimaha dagaalka, si ay u sahmiyaan una Fashiliyaan Qaraxyada ay Shabaaka u Dhigaan Gawaarida Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada