VIDEO:- Gabar mucjiso ku dhalatay oo qaarka danbe laheyn

VIDEO:- Gabar mucjiso ku dhalatay oo qaarka danbe laheyn

daajis.com:- Rahma Haruna waa gabar 19 jir ah oo u dhaladay wadanka Nigeria, waxaana haleelay cudur mucjiso rabbaani ah, kaasoo ka dhigay cad yar oo nolosheeda kusoo koobay in lagu dhex rido caaga caruurta loogu qobeeyo oo gaariga cuuryaamiinta ku socdaan loo dhex dhigo.

Gabadhaan iyo qoyskeeda oo muslim ah oo degan magaalada Kano ee dalka Nigeria ayaa waxay hooyadeed Fadi ay sheegtay in markii ay dhalaneysay caafimaad qabtay, laakiin cudurkaan uu ku bilowday markii ay lix bil jirtay.



Muwaadiniin u dhashay dalka Nigeria ayaa taageero aan badneyn ay ka heshay xili warbaahinta dalkaasi kusoo baraarugeen in ay Rahmo la nooshahay cudurkaan mucjisada ah.
Rahma Haruna, waxay sheegtay in ay ku qanacsan tahay nolosha ay ku jirto, waxayna u mahad celisay waalidkeed iyo walaalkeed ka yar Fahad oo mar walba caawinaad dheeri ah siiya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada