Daawo: Culimada Boosaso oo sheegay in Tumashada iyo Dhaqan xumada laga soo Abaabulo Madaxtooyada Puntland

Daawo: Culimada Boosaso oo sheegay in Tumashada iyo Dhaqan xumada laga soo Abaabulo Madaxtooyada Puntland

daajis.com:- Culimada waawayn ee magaalada Boosaaso ayaa si kulul uga hadlay Fasaadka iyo Heesaha Mudooyinkii ugu danbeeyay siwayn ugu soo Xoogaystay deegaanada maamulka Puntland, Waxayna sheegeen in laga soo Abaabulo Heesaha iyo Tumashada Madaxtooyada Puntland.


“Waxay Tumashadu ka socotaa, Madaxtooyada, degmada iyo Gobolka, waana meeshii la Rabay in diinta laga Ilaasho” ayuu yidhi Sheekh Yuusuf Axmed Daad.

Sheekh Daahir Cabdi ayaa wuxuu sheegay in Shacabka Soomaaliyeed u baahan yihiin, Wax qabad Diinteeda iyo Dadnimada lagu Ilaaliyo, Wuxuuna sidoo kale Xusay in Dhalinyaradii Kubada kusoo ciyaaray Muqdisho markii ay soo Noqdeen ku dhaqaaqeen Fal naxdin badan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada