Muuqaal: Madaxwayne Xasan oo Amar Uga yimid Sucuudiga qaatay ?

Muuqaal: Madaxwayne Xasan oo Amar Uga yimid Sucuudiga qaatay ?

daajis.com:- Madaxwayanaha Dawlada Dawlada Federaalka Soomaaliya ayaa Wuxuu sheegay inay Dawlada Soomaaliya Xidhiidhka u jarayso, Dawlada Iiraan, oo lagu sheegay inay Halis ku tahay Dalalka Carabta.


Wargeyska Khaliijjka Carabta kasoo baxa Ee Al Sharqal Awsad ayaa wareysi uu dhawaan ka qaaday Madaxweynaha Soomaaliya ku sheegay  arintaasi iyadoo weli Dawlada Iiraan war kasoo saarin xiriirka ay Soomaaliya ujari doonto.
Dawlada Sacuudiga ayaa ka dalbatay Dhigeeda Soomaaliya inay Xiriirka ujartay Dawlada Iiraan waxaana Xasan Sheekh ay ubadan tahay inuu warka Sacuudiga aqbalo go’aankaasina dhawaan ku dhawaaqo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada