Daawo: Gabadha Obama Malia oo la arkay iyadoo Sigaar cabeysa

Daawo: Gabadha Obama Malia oo la arkay iyadoo Sigaar cabeysa

daajis.com:- Mid kamid ah Gabdhaha uu dhalay madaxweynaha dalka Mareykanka Brack Obama, ayaa waxaa la arkay iyadoo cabeysa Sigaar.

Arintaan oo si aad ah u qabsatay warbaahinta Mareeykanka iyo baraha bulshada kuwada xiriirto, ayaa waxeey fadeexad ku noqotay Madaxweyne Obama.

Malia oo ah curadda qoyska Obama, ayaa muuqaal laga soo qaaday, waxaa la arkay iyadoo cabeysa Sigaar.

Halkan ka daawo Muuqaalka:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada