Libaax Badeed Ku Raaxeysta Heesaha Caanka ah ee loo Shido (VIDEO)

Libaax Badeed Ku Raaxeysta Heesaha Caanka ah ee loo Shido (VIDEO)

daajis.com:- Jaamacadda Santa Cruz oo ku taala Gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa waxa ay tababartay libaax badeed ku raaxaysta heesaha dadka ay dhagaystaan.

Tababarahii heerkan soo gaarsiiyay Libaax badeedkan ayaa sheegay inay hal sano iyo bar ay ku qaadatay inuu tababaro Libaax badeekan oo lagu magacaabo Ronan.



Ronan ayaa waxa ay noqotay libaax Badeed ay u soo daawasho tageen wariyeyaal badan oo arintan la yaabka leh ka tabinayay, Saynisyahanka tababaray ayaa sheegay in hore aan loo arag libaaxbadeed kala qabsi fiican Ronan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada