daajis.com:- Wasiirka isgaadhsiinta Gumaysiga Itoobiya Getachaw Reda ayaa ka qaybgalay dood lagu qabtay Aljazeera Live Stream. Waziir ku sheega ayaa ku ceeboobay doodan asagoo been iyo warbixin aan waxba kajrin ka sheegay xaalada dhabta ah ee ka jirta Itoobiya.
Doodan ayaa ku saab sanayd mudaaharaadayada gilgilay guud ahaan Itoobiya gaar ahaan Gobollada Axmaarada iyo Oromia, oo kacdoon kadhan ah taliska Gumaysiga Itoobiya uu kasocday tan iyo bishii November, 2015. Ciidanka Woyaanaha ayaa xasuuq baahsan ka gaystay deegamada ay kacdoonadan ka socdaan.
Hadaba Hoos ka daawo sida loogu khashifay doodan wasiir ku sheega Xukuumada Woyaanaha.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 05:30 and have
