daajis.com:- Maamulka Galmudug ayaa sheegay in Ciidamo AMISOM oo ka qeyb qaadanaya sugida ammaanka la geynayo degmada Cadaado, halkaasoo ka mid ah goobaha ay ka dhici doonaan doorashooyinka aqalka hoose iyo aqalka sare.
Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay in maamulkiisa ay dalbadeen Ciidamo AMISOM ah, si ay u sugaan ammaanka, maadaama aanay ku fulneyn sugida amniga xilliga ay dhaceyso doorashada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:29 and have
