MUUQAAL: Foosiya oo si yaab leh uga hadashay Dumarka Somalia & Dood ku Saabsan oo dad badan ka qayb galeen

MUUQAAL: Foosiya oo si yaab leh uga hadashay Dumarka Somalia & Dood ku Saabsan oo dad badan ka qayb galeen

daajis.com:- Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo soo noqotay wasiirka arimaha dibada ayaa ka hadashay dhibaatooyin badan oo ay sheegtay in dumarka Soomaaliyeed ka hor taagan yihiin horumar ay ka sameeyaan siyaasada Soomaaliya, Sidoo kalana Barnaamijka oo dood ah waxaa ka qayb galay dad kala duwan.


Xildhibaan Fowsiyo ayaa dhibaatada ugu daran ee haweenka ka hortaagan dhanka siyaasada iney tahay Dhaqaalo iyo dhanka dhaqanka, waxaana dhaqaalaha xumada ay sheegtay iney ka reebto iney ragga dhanka siyaasada kula tartamaan.

Wasiirkii hore ee arimaha dibada ayaa sidoo kale ka sheekeysay xiligii hore sida ay gabadhaha door weyn ugu dhex lahaayeen horumarka dhanka bulshada, ugu dambeyn ku baaqday in gacan weyn laga geysto sidii looga qeyb qaadan lahaa in haweenka horumar ka sameeyaan dhanka siyaasada Soomaaliya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada