daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Warbixin Xiiso badan oo laga diyaariyey Mukhtaar Nuur oo ah Sawir-qaade, Sidoo kalana soo saara Muuqaalo Xiiso badan oo ku saabsan Soomaaliya.
Mukhtaar ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay wuxuu ku sugnaa magaalada Muqdisho, Wuxuuna soo saaray Barnaamijyo iyo Sawiro Bulshada Soomaaliyeed iyo kuwa Caalamkuba ay aad ula dhaceen, CCTV-Afrika ayaa waraysi la yeeshay Mukhtaar, Warbixintan Koobana ka diyaariyey.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 21:00 and have
