Olombikada: Nin u Dhashey Masar oo diidey inuu salaamo Yuhuud uu la tartamayey

Olombikada: Nin u Dhashey Masar oo diidey inuu salaamo Yuhuud uu la tartamayey

daajis.com:- Ciyaaryahan Masri ah oo ciyaara Juudoowga ayaa ka dhaartay inuu gacan qaado laacib Yuhuud ah oo ay tartamayeen.

Islam el-Shehaby ayaa la hardamayey Israeli Or Sasson oo ka badiyey, wuxuuna diidey inuu salaanta ka qaado kaddib ciyaarta.

Islam ayaa aad loogu orriyey kaddib markii uu ficilkan sameeyay ciyaaraha Olombikada ee Rio de Janeiro wuxuuna wajahaya tillaabo ka imanaysa guddiga anshaxa. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada