Daawo: Donald Trump oo ku dhawaaqay in la khaarajiyo Hillary Clinton

Daawo: Donald Trump oo ku dhawaaqay in la khaarajiyo Hillary Clinton

daajis.com:- Musharaxa u taagan xisbiga jamhuuriga ah ee Donald Trump ayaa si xeeladeysan ugu dhawaaqay in la qaarijo Haweeneyda kasoo horjeeda ee Hillary Clinton. Telefashanka caanka ah ee laga leeyahay Maraykanka ayaa aad uga falan qooday qorshahan cusub ee uu la yimid musharaxa xisbiga Jamhuurigu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada