daajis.com:- Dawladda East Timor ayaa samaynaysa goob lagu xanaaneeyo yaxaaska, si looga faa’iidaysto hilibkiisa, haragana loo iibgeeyo.
Dadka deegaanka ayayse arrintaasi ka caraysiisay sababtoo ah waxay aaminsan yihiin in uu barakaysan yahay oo ay qalad tahay in la dilo, la qalo ama waxyeelo kaleba loo gaysto.
In dadku yaxaasyada barakaystaan ayaana soo ahayd dhaqan soo jireen ah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 22:00 and have
