DAAWO : Gudiga Doorashooyinka oo maanta warbaahinta kula hadlay Xamar

DAAWO : Gudiga Doorashooyinka oo maanta warbaahinta kula hadlay Xamar

daajis.com:- Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka ee heer Federaal Cumar Dhagey oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay qorshayaasha hor-yaala guddigooda, isagoo aan sheegin waqti rasmi ah oo ku saabsan xilliga ay dhaceyso doorashada, xilli ay jirto dib u dhacyo badan.


Guddoomiyaha Guddiga doorashada ayaa sheegay in waqtiga rasmiga ah ee doorashada dhaceyso lagu go’aamin doono shirka ay yeelan doonaan Madasha Wada-tashiga Qaran.

Waxaa uu sheegay in doorashada ay u qaban doonaan si hufan, xalaal iyo dhex dhexaadnimo ah, isagoo xusay in shirka Madasha ay ku hor-geyn doonaan qorshayaashooda ugu dambeeya doorashada iyo miisaaniyada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada