Daawo: Soomaali Tartanka Qur’aanka loogu qabtay Sweden iyo Sh. C.rashiid Sh. Cali Suufi oo Dhiiri geliyey

Daawo: Soomaali Tartanka Qur’aanka loogu qabtay Sweden iyo Sh. C.rashiid Sh. Cali Suufi oo Dhiiri geliyey

daajis.com:- Xaflad abaalmarin lagu gudoonsiiyey arday Soomaaliyeed oo ku tartamay xifdinta Quraanka kariimka ah kuwaas oo ka kala yimid dugsiyo ku yaala magaalada Katrineholm ayaa waxaa kala soo qeybgalay shiikh C/rashiid Sh. Cali Suufi.


Ardaydan Soomaalida ee ku dhaqan dalka Sweden ayaa Gaar ahaan magaalada Katrineholm ayaa soo bandhigay Qu’raanka ay barteen, waxaana sidoo kale Halkaasi dhiiri gelin ugu sameeyay Sh. Cabdirashiid Sh. Cali Suufi oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada