Daawo Video: Cabdikariim Guuleed oo Muqdisho yimid, kana hadlay xaaladiisa Caafimaad iyo Qorsheyaasha hor yaala

Daawo Video: Cabdikariim Guuleed oo Muqdisho yimid, kana hadlay xaaladiisa Caafimaad iyo Qorsheyaasha hor yaala

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Galmudug C.kariim Xuseen Guuleed oo ay Xaaladiisa Caafimaad wanaagsan tahay ayaa kasoo dagay magaalada Muqdisho, Wuxuuna ugu Horayn ka warbixiyey xaaladiisa Caafimaad ah iyo Howlaha Horyaala.


Soo dhowaynta C.kariim Guuleed ayaa waxaa ka qayb galay Raysal Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxwaynayaasha maamulada Jubaland iyo Koonfur Galbeed, waxayna sheegeen inay hada ka Rajaynayaan inuu Howlihiisa halkii kasii wado.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada