Banaanbaxyadani ayaa waxaa dhigaya dadka ka soo jeeda qowmiyaddaha Amxaarada iyo Oromadam kuwaas oo dowladda ku dhaleecaynaya in goobihii muhiimka ahaa ee dalkaasi loo wada dhiibay dadka Tigreega-ah ee uu ka dhashay Madaxweynihii dalkaasi inqilaabka ku qabsaday ee Meles Zenawi.
Hay’adda xuquuqda aadanaha, Amnesty International ayaa sheegeysa in ilo la aamini karo ay ka heshay in ilaa boqol ruux lagu dilay dibadbaxyada ka sioconaya dalka Itoobiya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 18:30 and have


