daajis.com:- Labbada orodyahan ee lagu magacaabo: Maryan Nuux Muuse iyo Maxamed Daauud Maxamed ayaa si rasmi ah ku matali doona Ciyaaraha Olombikada Riyo ee ka dhacaya dalka Brazil, halkan hoose kaga bogo muuqaal kooban oo laga soo duubay iyo codsi ay bulshada Soomaaliyeed ka codsadeen.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:46 and have
