Daawo:Wariye Dahir Calasow oo kawar keenay caruur Shariif ah oo uu Af duubtay masuulka Dahab-shiil ee Uganda.

Daawo:Wariye Dahir Calasow oo kawar keenay caruur Shariif ah oo uu Af duubtay masuulka Dahab-shiil ee Uganda.

daajis.com:-  Maamulaha shirkada Dahab-shiil ee dalka Uganda ayaa Af duubtay 2-Wiil oo walaala ah sida ay sheegtay Gabadh dhalinyara ah oo Wiilasha ay walaala yihiin, Gabadha ayaa sheegtay in maamulaha ay Guri Kira ah kadaganaayeen balse markii uu dambe uu ula Yimid dhaqan xumo Horseeday inuu Af duubto walaalaheed e, Halkan kadaawo.
RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada