daajis.com:- Shacabka reer Muqdisho ayaa aad u dhaleeceeyay hadaladii dhawaan uu jeediyay musharaxa xisbiga dimuqoraadiga ee dalka Maraykanka ee Donald Trump.
Musharaxa Donald Trump ayaa weeraray dadka Soomaalida ah ee ku nool magaalada Portland ee Gobolka Maine xili uu halkaasi ka waday barnaamij uu taageero uga raadsanayo dadka halkaasi ku nool.
Gobolka Main ayaa la sheegaa inay u badan yihiin dadka cadaanka ah oo gaaraya 98% boqolkiiba, dadka dadka ku nool gobolkaasi, Soomaalida ayaa ah madowga ugu badan ee ku nool halkaasi ee Hor’umar la taaban karo ka gaaray magaalasaasi, waxa ayna gobolkaasi ku leeyihiin Ganacsiyo kala duwan oo ay u riyaaqeen shacabka ku nool halkaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 17:47 and have
