Muuqaal: Faysal Waraabe oo ku sigtay Inuu la Dagaalamo Wariye, Waraysi ka Qaaday iyo Waxa kala qabsaday (Video)

Muuqaal: Faysal Waraabe oo ku sigtay Inuu la Dagaalamo Wariye, Waraysi ka Qaaday iyo Waxa kala qabsaday (Video)

daajis.com:- Dhacdo la yaab leh ayaa waxay kala qabsatay Siyaasiga Faysal Cali Waraabe iyo Wariye doonayey inuu la yeesho Waraysi kadib markii uu diiday inuu uga Jawaabo Su’aalaha isoo siwayn uga Cadhooday.


Faysal Cali Waraabe ayaa si aan Horey loo Arag ula dhaqmay Wariyaha, Isagoona Su’aashii uu waydiiyey Iska difaacay, Wuxuu u sheegay in Wixii marka ay Qaadka cunaan uu Wariyuhu ula yimid, Sidoo kale waxaa wax laga waydiiyey Xaalada Soomaaliya, Wuxuuna Wariyaha u sheegay inuu ka dhegaysto Idaacada Kulmiye ee Muqdisho oo Waraysigaas uu siiyey.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada