daajis.com:- Dad ka badan hal milyan oo qof ayaa isugu soo baxay fagaare ku yaala magaalada Istanbul iyagoo ka jawaab celinaya isku daygii afgembi ee fashilmay bishii la soo dhaafay.
Isu soo baxan ayaa mideeyay; Madaxwaynaha, Raysal-wasaaraha, iyo labbada xisbi mucaarad markii ugu horeysay muddo sanado ah. “Adduunku wuu idin eegaya hadda” – Ayuu yidhi Madaxwayne Recep Tayyip Erdogan isagoo hadalkiisa ku bilawday. ” Midkasta oo idinka mid ah wuxuu u dagaalamay Xorriyada iyo Dimoqraadiyada, Idinkoo dhan geesiyaal baad tihiin”.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 15:31 and have
