Muuqaal: Faysal Waraabe oo khudbad Cabasho ah u Jeediyey Dhulbahante

Muuqaal: Faysal Waraabe oo khudbad Cabasho ah u Jeediyey Dhulbahante

daajis.com:-   Faysal Cali waraabe oo kamid ahaa Xubno la socday Axmed Siilaanyo oo maanta soo gaadhay Deegaano ka tirsan Gobolka Sool, ayaa Khudbad uu jeediyey Wuxuu kelmado Cabasho ah usoo Jeediyey Beesha Dhulbahante.


Wuxuu sheegay inay diyaar u yihiin inay wax kasta u sameeyaan Beesha Dhulbahante,  sidoo kale waydiiyey  Sababta ay Xilka gaarka ah isaga Saareen Midnimada iyo Wadajirka Soomaaliya, Taasi oo maamulka Gooni goosadka ah ee S.land uu kasoo Horjeedo. ”Dhulbahantoow intaad naga maqnaydeen waxbadan baaanu ku waynay, Midnimada Somalia ee aad ku dhegen tihiin yaa gaar idiinku xil saaray” 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada