daajis.com:- Barnaamijkan gaaban waxaa laga soo diyaariyey beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho oo ah goob loo dalxiis tago islamarkaana ay bulshadu ku nasato.
Magaalada muqdisho ayaa mudooyinkii ugu danbeeyay waxaa laga dareemay Horumar dhinacyo badan Taabanaya, Iyadoona ay Xoogaysteen maalgashiga ay ku samaynayaan ganacsatada Soomaaliyeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:20 and have
, Published at