daajis.com:- Cabdilaahi Goodax Barre Wasiirkii hore Arimaha gudaha Soomaaliya, ayaa wuxuu ka hadlay Xaalada Qalafsan ee ka taagan maamul u samaynta hiiraan iyo Shabeelada dhexe.
Goodax ayaa wuxuu sheegay inayna waxba kasoo bixi doonin, Wuxuuna ka digay in la isku dayo in khasab lagu dhiso maamulkaasi aanu noqon doonin wax Midho dhala, Sidoo kalana wuxuuna eedayn dusha uga Tuuray Xukuumada Soomaaliya, gaar ahaan Madaxtooyada oo uu sheegay inayna dadka dhegaysanin, Wuxuuna eedayn u jeediyay Ururka IGAD oo ku howlan arintaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 06:00 and have
, Published at