DAAWO: Gabdho u dhashay Wadamada Yurub oo Diinta Islaamka qaatay

DAAWO: Gabdho u dhashay Wadamada Yurub oo Diinta Islaamka qaatay

daajis.com:- Diinta Islaamka oo ah mid naxariis iyo nabad galyo loo soo dajiyay ayaa hadane waxaa sanad kaste qaata oo Ashahaadada qira dadyoow fara badan oo markii hore Diimo kale heestay .


Gabdho u dhashay wadamada Ruushka iyo Ukrain ayaa si toos ah u qaatay Diinta Islaamka ka dib markii ay aqristeen ama loo Tarjumay qaar ka mid ah aayadaha Quraanka Kariimka si weyn u soo jiitay .

Gabdhahaan oo iminka Xijaab xirtay ayaa markii hore waxeey qaadan jireen dhar gaagaaban balse waxeey soo dhaweeyeen kuna farxeen nolasha cusub oo ay galeen .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada