Muuqaal: Xildhibaan ka tirsan Dawlada Somalia oo si wayn uga hadlay Arinta Maamulada Khaatumo iyo Somaliland

Muuqaal: Xildhibaan ka tirsan Dawlada Somalia oo si wayn uga hadlay Arinta Maamulada Khaatumo iyo Somaliland

daajis.com:- Xildhibaan Maxamed Maxamuud (Goodir) oo kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay Arimaha maamulka Khaatumo iyo Wadahadalka dhowaan u furmay maamulka Waqooyi Galbeed (Somaliland).


Xildhibaan Goodir ayaa wuxuu sheegay in dadka deegaankaasi ay yihiin, Shacab usoo Halgamay Soomaaliya, Sidoo kalana ay yihiin Buundada isku xidha Soomaaliya, Wuxuuna sidoo kale xusay dhibaatada ay kala kulmeen Dawlada dhexe ee Soomaaliya.

Wuxuu sheegay in wadahadalka u furmay labada dhinac, Isagoo xusay in Khaatumo ay Aaminsantahay Soomaaliya, Halka Waqooyi Galbeed (Somaliland) ay aamin sanyihiin Inay ka goosteen Soomaaliya.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada