daajis.com:- Alexdran wuxuu noqday Boqorkii Macedonia ilaa iyo Gariiga, wuxuu qabsaday dhulal badan, waxaana usoo hoyday guulal aan waligood la sheegin isaga oo aan marnaba ku jabin dagaaladii uu la galay Persiankii, wuxuu sidaasi oo kale la sheega ain uu qabsaday dhulalka Suuriya Masar,. Guushii ugu wayneyd oo uu gaaray ayaa waxay aheyd dagaalkii Gaugamela oo maanta loo yaqaan waqooyiga Ciraaq.
Sideedii sanno ee xigtay oo uu xilka hayay, wuxuu noqday boqorka, hogaamiye sare,Siyaasi caan ah, ciidankiisa waxaa la sheegaa in ay ku firisanayaan 11,000 oo mayl, iyaga oo gacanta ku hayay 70 caasimadooda, iyaga oo ka dhisay xukunkii boqortooyada King Alexander the Great.
Alexander waxaa gacantiisa soo gashay dunidda kala barkeed, waxaase soo dhawaatay xiligii uu dunida faarujin lahaa. Ma ahan mid isaga uu rabay, ee waa go’aanka kan ugu sareeya Boqoradda oo idil, Waa go’aanka xaakimka ugu weyn dunidda iyo Aakhiraba. Waa Allaaah.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:00 and have
, Published at