Daawo : Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo Tababar usoo xidhay Cutubyo ka tirsan Danab & Khudbad uu jeediyey

Daawo : Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo Tababar usoo xidhay Cutubyo ka tirsan Danab & Khudbad uu jeediyey

daajis.com:- Munaasabadda tababarka loogu soo xirayey cutubyo katirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidanka Danab waxaa ka qeyb galay saraakiil katirsan ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed oo uu ugu horeeyey taliyaha ciidamada Xooga General Maxamed Aadan Axmed iyo xubno kale.


Taliyaha ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed General Maxamed Aadan Axmed oo halkaasi kula hadlay ciidanka, ayaa sheegay in ciidankan oo kamid ah Danab ay u diyaarsan yihiin sidii cadowga ay uga difaaci lahaayeen dalka, isagoo ciidankana kula dar daarmay in si daacad ah ugu adeegaan dalka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada