Daawo: Cabdicasiis Afrika oo ka seexan Waayey Murugada ninkii dhaawacay oo Madaxwayne XASAN Sheekh ilaalinaya

Daawo: Cabdicasiis Afrika oo ka seexan Waayey Murugada ninkii dhaawacay oo Madaxwayne XASAN Sheekh ilaalinaya

daajis.com:- Wariye Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika oo dhowaan lagu dhaawacay magaalada Muqdisho oo Caawa Isagoo ku sugan Cisbitaalka Madiina wuuxu Nasiib daro ku tilmaamay in Saneey Cabdulle Gaab oo ahaa Ninkii Dhaawacay uu Maanta Magaalada Jowhar ku Ilaalinayo Madaxwayne Xasan sheekh.


Wuxuu Madaxwaynaha u sheegay inaanu ka filayn midaas oo  Dawladnimada ay wax badan u dhibaysa, Wuxuuna Codsaday in Cadaalada la horkeeno Dhagar a , Islamarkaana Murugada ay ku Beertay Arintaasi uu ka Seexan waayey.

Ugu danbayntii wuxuu u mahad celiyey Bulshada Soomaaliyeed oo ka Damqaday dhibaatada soo gaadhay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada