Daawo: Fanaanada Tufaarax Darajo oo Warbixisay MUCJISO Wayn oo la Tusay, Kuna Dhowaaqay inay Fankii ka Hadhay

Daawo: Fanaanada Tufaarax Darajo oo Warbixisay MUCJISO Wayn oo la Tusay, Kuna Dhowaaqay inay Fankii ka Hadhay

daajis.com:- Fanaanada Tufaax Darajo oo kamid ah Fanaaniinta Soomaalida ee ku dhaqan Qaarada Yurub ayaa Maanta ka Warbixisay Arin Mucjiso ah oo ku dhacday, Iyadoona sheegtay in  IFKA lagu Tusay wax ay ku Waayo Aragto.

Tufaax ayaa waxay sheegtay in iyada oo Soconaysa loo sheegay inay Dhimanayso, Markaasina ay Awoodi wayday inay Wax dhaq-dhaqaaq ah Samayso, Sidoo kalana Maalmihii ugu danbeeyay marka ay Gurigeeda Tagto inay QAYBISADA DABKA Iyo Xadhiga Mobilka ee Dabku (Charger) ay Noqo Mas oo kale, Sidoo kalana Lala hadlayo.

Culimada ayaa u sheegay inay Joojiso Fankii ay Jirtay, waxayna Shaacisay inay Mucjisada la tusay ku Waayo Aragtay, islamarkaana Ay Fankii ka baxday.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada