daajis.com:- Dhamaan Taageerayaasha Isbahaysiga RAJO soo celinta Soomaliya ee jooga Gobolada kala duwan ee dalka gudihiisa ah waxaa saaran in eey shaaciyaan fariintaan ah in odayaashu aysan noqon siyaasiin oo eey ku ekaadaan hawshooda eey hidaha iyo dhaqanka u leeyihiin.
Fadlan booqda odayaashaas, kala dooda arintaas , tusaaleey khaldkoodii eey galeen, dhagaysta cabashadooda, fariintaan cajilada ku duubana u gudbiya. Qaar badan oo ka mid ah odayaal dhaqameekeena wexeey joogaan meel fog – fog ee ku booqda goobohoodaas idinkoo tusaaleeynaya khatarta loo maleegaayo iyo danbiga gacmaha loo gelinaayo.
Waxaad ka codsataan idinkoo u fududaynaaya odayaashaas intii fariintaas aqbasha in eey si keli keli ah ama si wadajir ah eey u cadeeyaan moqifkooda eeyna xusaan in eey faraha kala baxayaan hawlahaas fashilmi doona.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at