daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Puntland C.wali Gaas oo dhowaan Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa Weerar Qaawan oo afka ah ku Qaaday Cali Khaliif Galaydh, Madaxwaynaha maamulka Khaatumo.
Dhina kale Madaxwaynaha maamulka khaatumo ayaa ka Jawaabay Hadalka kasoo yeedhay Cabdiwali Gaas, ayaa ugu Horayn u Duceeyay, Wuxuuna sheegay in Hadii Xanuun Jiro, uu C.wali Gaas midkiisu yahay Waalida, Islamarkaana Dalka Maraykanka ayna waxba ku Qarsoonayn, oo Hadii loo baahdana uu soo Bandhigayo Cadaymaha Dhakhtarka uu Daawada ka qaato.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:30 and have
, Published at