daajis.com:- Waxaa jiraan 5 Madaxweyne oo Mareeykanka horay usoo maamulay uuna kamid yahay Brack obama, kuwaasoo aan taageersaneen musharaxa fudeedka badan Donald Trump.
Qaar kamid ah Madaxweynayaashaas ayaa ku xisbi ah Trump, hadana saas eey tahay si aad ah ayay uga soo horjeedaan inuu noqdo Madaxweynaha soo socda ee Mareeykanka.
Madaxweeynayaashaas ayaa kala ah, Bill Clinton, Obama, Jimmy Carter, Bushki weynaa iyo Goerge W Bush.
Dhamaan shantaan Madaxweyne ayaa hada taageero u ah Haweeneeyda Hillary Clinton, oo ay iyadu ah musharaxa loo badinayo ineey noqoto Madaxweynaha soo soo socda Mareeykanka.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 00:00 and have
, Published at