daajis.com:- Odayaasha, Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta kasoo Jeeda maamul Goboleedka Somaliland, ee Ku sugan magaalada Muqdisho, ayaa mar kale qaadacay Shirka Madasha ee ka socda magaalada Muqdisho.
Waxay sheegeen inayna go’aanada kasoo baxa Qusayn doonin, Waxayna Cabasho ka muujiyeen Saamigii ay ku lahaayeen Aqalka Sare, Waxaana kulanka qayb galay Xubno ay kamid yihiin Wasiirka Warfaafinta Maareeye iyo Xuseen Carab Ciise.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 07:30 and have
, Published at